| America |
|---|
| Gabar yaroo subhaano |
| Maro shabeelo hirato |
| Maro qafiifa huwato |
| Maga’aaga ii sheeg |
| Magaeygu waa sharaf |
| Sharaf haaji weeyan |
| Aqalada hariirta |
| Dhina baan ka jooga |
| Alla ya u sheega |
| Tinta u shanleeya |
| Nahoy zamzamey |
| Sabaah nuurey |
| Adoo kin kin iyo |
| Kaluun badaneey |
| Adoo hajka jira |
| Xasuus badaneey |
| Sahiibtaa asho ashaq baa dilay |
| Ugu dambeyntiina |
| Aniyo geeluba |
| Wa u banaanbahnay |
| Wanagii orodnee |
| Nabad barinee |
| Mareykan waa laga soo waayay |
